Magaalada Muqdisho waxaa Isniintii ku geeriyooday Alle ha u naxariistee majaajiliistihii caanka ahaa ee Soomaaliyeed, Cabdi Muriidi Dheere oo loo garan og yahay "Ajakis". Soomaali badan ayaa baraha ...